Use APKPure App
Get Afartan Xadiith Af-Somali old version APK for Android
Afartan Xadiith
Hordhaca Kitaabka
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen Nabigayagii Muxammad kor kiisa, ehel kiisa, asxaab tiisii iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha. Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka , saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur'aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur'aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan wa tusaalooyinkii nebiga (scw) ee waajibka ah in la raaco, siduu Allahii casiiska ahaa yiri:
Last updated on Feb 12, 2024
changes in The update
Caricata da
Weslin Silva
È necessario Android
Android 4.4+
Categoria
Segnala
Afartan Xadiith Af-Somali
1.0.0 by Iftiin Raadis
Jun 2, 2024