Icona Sanguni

3 by SOSTEC Technologies


Dec 30, 2020

Informazioni su Sanguni

Sanguni app waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka

Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida electronics iyo stazionario iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.

Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.

Agabyada è sanguni kuuhayso waxaa kamida telefono fisso, cellulari, laptop / desktop, fotocamera, stampante, toner, cartuccia d'inchiostro, TV, borsa laptop, sistema di sicurezza CCTV, presenze, sicurezza porte iwm.

Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni

Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurta wax marka kuu suurtagal ah kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.

Si fudud ku Scarica gareyso App ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Qofka appka sanguni cera kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (e-commerce Sanguni App / Store)

1. telefono fisso

2. cellulari:

un. i phone

b. Samsung

c. Nokia

d. Schede di Ipad ama

3. Computer

A. laptop

b. tutto in uno

c-desktop

4. Stampanti e toner / inchiostro

5. Elettrodomestico

6. Fotocamera / accessori

8. Sistema di sicurezza (CCTV)

9. Presenze

10. Porta di sicurezza

Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:

un. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Electronic iyo stazionario è qabaan.

b. Iney u keento hadba wixii cusub.

c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)

Novità nell'ultima versione 3

Last updated on Dec 30, 2020

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Traduzione in caricamento...

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

Richiedi aggiornamento Sanguni 3

Caricata da

Cleilton Abreu

È necessario Android

Android 4.3+

Mostra Altro

Sanguni Screenshot

Commento Loading...
Lingua
Ricerca...
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Abbonato con successo!
Ora sei iscritto ad APKPure.
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Successo!
Ora sei iscritto alla nostra newsletter.